Ra’isul Wasaare Kheyre oo goordhaw si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Gaalkacyo

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo saakay safar dhinac dhulka ah uga soo ambo baxay magaalada Dhuuso Mareeb ayaa goordhaw gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Wafdiga Ra’isul Wasaare Kheyre hogaaminayay waxaa si heer sare ah magaalada Gaalkacyo ugu soo dhaweeyay Masuuliyiin katirsan dowlada federaalka, maamulka Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee … Continue reading Ra’isul Wasaare Kheyre oo goordhaw si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Gaalkacyo